DAAWO Gabadh Soomaali ah oo ka sheekeeyneysa Nolosha qoyska boqortooyada Ingiriiska oo ay shaqaale u tahay

Marqaati in laga wada noqdo nolosha boqortooyada waa mid aad u adag waxaase taas noo suurta galisay Khadiija oo ah gabadh Soomali-Ingiriis ah oo wax ku baratay dalka ingiriiska kuna barbaartay isla wadankaas waxayna ka war bixineysaa mehradeeda ganacsi iyo sida ay u noolyihiin boqortooyada ingiriska.

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč