MUUQAAL lagu sheegay inuu ahaa Tartanka quruxda Gabdhaha Gobollada Soomaaliya oo maanta ku faafay internetka

Maanta waxaa qabsaday Baraha internetka ee FACEBOOK iyo YOUTUBE-ka muuqaal lagu sheegay inuu ahaa tartankii qarniga ee lagu soo bandhigay dharka bilicda leh kuwaasoo ay ku tartamayeen gabdhaha kasoo jeeda Gobolladda dalka.

Inkastoo aysan ahyn markii ugu horeeysay oo ay qabanayaan maamulka iskoos isku xil qaamay ayaa hadana laga dheehan karaa wajiyada cusub ee usoo ifaya Soomaalida oo ay dib u dhigeen qabiilka/Qabyaalada waana is dhex gal wax badan ka badali kara xaalada cakiran ee Soomaaliya

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč