Daawo Muuqaalka qaabka ay u shaqeeyaan sirdoonka Soomaaliya & Maskaxda kujirta askarta dhar cadka ah ( VIDEO )

Inta badan Soomaalida waxaa la sheegaa ineey yihiin dad uu eebe ku maneesay Maskax firfircoon ee ku fiican wax soo saarka waana kuwa dadaalkooda ku gaara wax qabad muuqda haba noqdaan ganacsi & aqoon kororsiba.

Marka laga soo gudbo ganacsiyada oo ay Soomaalida dibada u leeyihiin talent xoogan waxaa jira in dalkii Hooyo yahay mid ay ragaadsadeen dagaalo soo jireen ah waxaana mudooyinkii danbe usoo baxay dhalinyaro Somaaliyeed oo isku istaajiyey difaacida dalka.

Sirdoonka Soomaaliya oo noqonaya mid si weyn uga dhex shaqeeya guud ahaan dalka ayaa jariirado dhowr ah oo ay reer galbeedku leeyihiin fariimo ka diyaarsheen iyagoo ku amaanay shaqada iyo sir soo saarida sida sahlan ay ku haleelaan iiyagoon jaamacado uga soo bxiin

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com