MUUQAALKII ugu horeeyey ee Diyaarad rakaab ah oo xili habeen ah Muqdisho kasoo degtay

Waa guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed iyo iftiinkii rajada Soomaaliya kadib markii ay suurta galisay xukuumada Soomaaliya in 27 sano kadib ay diyaarad rakaab kasoo degto Magaalada Muqdisho.

Muuqaalkii ugu horeeyey ayaan rabaa inaan idinla wadaago kaasoo qalbigaada qaboojin doono waana hormar ay dadka Soomaaliyeed aad ugu farxaan, hoos ka daawo muuqaalka iyo shacab fara badan oo xamaasadeeysan.

 

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč