XOG : Dowladda Soomaaliya hal arin ku taageer intaa 10 caqabood ku nici lahyd

Dunida waxaa ka jira mucaarad iyo muxaafidba kuwaasoo dhamaantood ilaalsha qaranimada dalka iyagoon u eegeyn in ay mucaaradaan Xukuumadaas waxaase in la fahmo u baahan farqiga u dhaxeeya Dowladnimada iyo Xukuumada xilka heyso.

Soomaalida waxaa heysto dhibaatooyin fara badan kuwaasoo u baahan ineey fahmaan sida wax loo mucaarado iyo sida wax loo taageero marka laga soo gudbo qabyaalad laysku garab siiyo.

Waxaan rabaa inaan qormadaan uga faaiideesto dhowr waxyaabood oon ka baran karno taageero & Mucaarad hadba qasab maahan inaad igu taageerto fikirkeyga waa uu saxnaan karaa wuuna kula qaldanaan karaa

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč