VIDEO sir ah oo laga duubay wadamada carabta oo dal dalanaya kheyraadka wadanka bad iyo bariba

Soomaaliya in kamid noqotaa dalalka ugu tuugsiga badan dunida hadana dib iyada hantideeda loo boobaa waa mid u baahan ineey shacabka Soomaaliyeed ku baraarugaan hadaba sida aan badankeenuba ku baraarugsanahay waxaa wadanka sidii ay rabaan isaga maamusha ajaanib hadba shaati noosoo xirta

Barta hoose waxaan idinkugu soo gudbineeynaa muuqaal dhab ahaantii qof walboo Soomaali ah anfacaya kuna dhalin karo inuu ka faaiideesto kheyradka macdanbta iyo guud ahaan waxx soo saarka wadanka

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
‚Äč