VIDEO : Muuqaalo laga soo duubay DAHAB laga qoday Gobol katirsan Soomaaliya si sharci daro ah

Burburkii dalka kadib majirto cid iska xil saartay ilaalinta kheyraadka dalka Soomaaliya dowlad iyo Maamulo gaar ahba waxaana isa soo taraya kheyraadka dalka oo si sharci daro ah loogala baxaayo dalka Soomaaliya bad iyo bariba.

Muuqaalkaan oo si bareer ah oo cabsi la’aan ah loo duubay ayaa laga dheehanayaa in si aan waafaqsaneen sharciga dalka loo dal dalanayo DAHABKA kuwaasoo ay maleeshiyaad gaar ah ay hor boodayaan.

HALKAAN KA DAAWO

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com