Maamulka Puntland oo taageeray Isbaheysiga Sacuudiga Qoraalna ka soo saarey

Madaxtooyadda Puntland ayaa looga hadlay xiisada Khaliijka iyo go’aanka Puntland  ay ka taagan tahay.

Waxaa Puntland sheegtay in xiriir soo jireen ah oo ku saleysan amniga iyo ganacsiga uu kala dhexeeyo Imaaraadka iyo Sacuudiga , sidaasi darteed ay garab taaganyihiin saaxiibadood Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Puntland waxay ugu baaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay dib u eegto go’aanka ay ka istaagtay arrinta, oo hadii aan laga fiirsan saameyn xun ku yeelan kara dadka Soomaaliyeed.

Hoos ka Aqriso

 

Source: Dayniile

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com