YAAB: Wiil Indhaha laga soo riday oo Carabka wax ku arkaya

xayay

Liibaan Mustafa Xasan oo ah Muwaadin Jabuutiyaan ah oo Aragiisa waayey ka dib markii ay soo weerareen rag ay siyaasada isku qilaafeen, ayaa waxaa uu helay ookiyaal ay Kaamiro  ku xidhan tahay taasi oo lagu talaalayo carabkiisa isla markaana siinaysa dareen uu ku kala garto qofka ka horyimaada isagoo kaligiis socon kara Wadooyinka.

Farsamadaan oo ku cusub Aduunka ayaa si tijaabo ah loogu bilaabay dalka Maraykanka waxaana nasiib u helay Liban Mustafe oo isaga ahaa dhibane hadaba wariyaha Universal Tv ee dalka Maraykanka Mohamed Muuse Nuur (Deeq darajo) ayaa Wareystay oo faah faahinta arintani inoo haaya.

 

 

Comments are closed.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
xayaysiis
xayaysiis